Halkan waxaa ah odhaahyo dhiirigalinaya noloshaada si aad hadaf iyo borumar u samaysid adigoo ka shidaal qaadanaya hiigsiga iyo himilada noloshaada
Sidoo kale waa hadalo qiimo badan oo rajo kugu beeraya
noloshu kuma raadinayso balse waa inaad adigu soo raadisaa, mana imanyso guushu ilaa aad raadiso.
Nolosha halgankeeda ha joojin markaad
daasho, jooji marka aad dhamayso
Hadii aanad ku dadaalin waxaad rabto inaad samayso ood gaadho waad is dhiibi ugu danbaynta.
Meesha hadaf iyo riyo ka jirto waa in awood iyo dadaalna ka jiraa.
Maalinkasta oo aad lumiso waqti iyo fursad, waa wax aan kuu soo noqon doonin, imika ka bilow hiigsigaaga nololeed.
. Aamin qofka aad rabto inaad noqo, waa hubaal inaad noqon doonto.
Hadaad diyaar u noqoto shaqo, dadaal, fikir iyo hore u socod, waad gaadhi kartaa halkaad suuraysatay in ka badan.
Samayso xaqiiq adiga kuu gaar ah, u doorana mustaqbalkaaga waa muhiim e'.
Hadaad ogaato qofka aad tahay, waxaad
ogaanaysaa cida aanad ahayn.
. Waxa bishan ku soo mara ee adag, hadaad
maarayn weydo sanadka danbe waxay ku soo mari iyaga oo kasii adag.
Himilooyinka nolosha waa inay noqdaan kuwo aad u xiisto, boholyowdo, u gaajooto, u haraado, u soo jeedo hadh iyo habeen, u rafaado, u hurto naf iyo maalba si dhiirani ah iyo kalsooni ku jirtaba.
Ha iska indhotirin, dhago tirin, lugo tirin, gacmo tirin, oo haka jeesan xaqiiqooyinka nolosha ka
jira. Balse wax ka ogoow xalna u raadso FIKIR OO FAQRIGA KA BAX oo dhan u fiiri waayaha iyo waxa ka jira
Shaqsi kasta oo dunida baal dahaba ka galay waa mid kula mid ah balse fikiray,
Inaad dareento farxada waa muhiim nolosha wax qimo ma leh bilaa farxada la'aan
FARXDA DHABTA AH
Waxa ay Ku jirtaa xuska alle & alle ka cabsida & usamafalka walalah kale farxadu waa quruxda wajiga
QOF WALBA DEJI HALKUU U U QALMO
ᴅᴀᴅ ʙᴀᴀ ᴊɪʀᴀ ᴋᴜʟᴀ ᴅᴀᴅᴀᴀʟᴀ
ᴅʜɪʙᴀᴀᴛᴀᴅᴀ ᴋᴜʟᴀ ᴅᴀʀᴇᴇᴍᴀ
ᴄᴇᴇʙᴛᴀᴀᴅᴀɴᴀ ᴅᴀᴀʜᴀ ꜱᴀᴀʀᴀ
ᴅᴀɴ ɢᴀᴀʀᴀɴᴀ ᴋᴀᴀ ʟᴀʜᴀʏɴᴇ
ɪʏᴀɢᴜ ᴋᴜ ᴅᴀɴ ꜱᴇᴇɢᴀ ᴛᴀᴀᴅᴀ
ᴅᴀᴅ ʙᴀᴀ ᴊɪʀᴀ Qɪɪᴍᴏ ɢᴀᴀʀᴀ
ᴡᴀɴᴀᴀɢ ʙᴀᴅᴀɴ ʟᴏᴏɢᴜ ᴅᴇᴇQᴀʏ
ᴀᴍᴀᴀɴ ɪʏᴏ ᴅᴀʙᴀᴄꜱᴀɴᴀᴀɴ ʟᴇʜ
ᴅᴜʟQᴀᴀᴅ ʙᴀᴅᴀɴᴏᴏ ᴡᴀᴄɴᴀᴀɴ ʟᴇʜ
ɢᴀʀᴡᴀᴀQꜱᴀᴅᴀ ᴅᴏᴏɴɪꜱᴛᴀᴀᴅᴀ
ᴅᴀᴅ ʙᴀᴀ ᴊɪʀᴀ ᴍᴀᴀɴᴋᴜ ᴅᴏᴏɴᴏ
ꜱᴀʟᴀᴀᴅ ꜱᴀxᴀ ᴏᴏɴ ᴅᴀɴʙᴀᴀʙɪɴ
ᴅᴀɴᴀʏꜱᴛᴀɴᴀ ᴀᴀɴ ᴀʜᴀʏɴᴇ
ᴇᴇʙᴀʜᴀ ᴅᴀɴʙɪ ᴅʜᴀᴀꜰ ᴋᴀ ʙᴀᴅᴀɴ
ɪɴᴛᴀᴀ ʙᴀʀʏᴀʏᴏᴏ ᴅᴜᴄᴀʏꜱᴛᴀ
ᴅᴀᴅʙᴀᴀ ᴊɪʀᴀ ᴀᴀɴ ᴡᴀᴄɴᴀʏɴᴏᴏ
ɪɴᴛᴀᴀ ᴋᴜʟᴀ ᴅᴀᴀᴅᴀɢᴀᴀʏᴏᴏ
ᴀᴅɪɢᴀ xᴜᴍᴀʜᴀᴀɢᴀ ᴅᴏᴏɴᴀ
ᴅᴀᴅᴋᴀᴀ ᴀᴅɪɢᴏᴏɴᴀɴ ʜɪɪꜰɪɴ
xᴜᴍᴇ ɪʏᴏ ᴅᴇᴇʟQᴀᴀꜰ ᴜ ᴍᴜᴜᴊɪɴ
ᴅᴜʟᴍɪ ɪʏᴏ ɢᴀʀᴅᴀʀᴀɴᴀ ꜰᴀʟᴀʏɴɪɴ
ᴜᴅɢᴏᴏɴᴜʜᴜ ꜱɪᴅᴜᴜ ᴅᴀʀᴅᴀᴀʀᴍᴀʏ
ᴋᴜ ᴅᴀᴀʙᴀᴄ ʜᴀʟᴋᴜᴜ ᴅᴀɢᴀᴀʏᴏ
Waaw keep going
ReplyDelete