Waxaan usoo daawasho Taagaa muuqaalkaaga

Qoraalkan waxa uu ku saabsan yahay erayo amaan ah oo ay lamaanuhu adeegsan karaan .
Sidoo kale waxaan ugu talo galnay inaad si fudud u heshaan erayo amaan ah anaga oo ka duulayna kala tag fudud ee kusoo badanaya dhalinta dambe marka uu dhamado xiisuhu iyaga oo isla soo hor istaagaya waji gabax aanay markii hore isku aqoon .
Dabcan waxan idinka haqab tiri doonaa dhanka baahiyaha jacaylka hadaba ka bogosho wacan 



Waxaan usoo daawasho Taagaa muuqaalkaaga 

mana rabo Shaqsi kale inuu iiga kaa arko

 Adigu xaqiiqdii waxaa tahay Riyadeyda

 Raxmada leh Iyo Rumeentayda nolosheyda

Inaan Ku waayo waa cabsida kaliya Aan Qabo 

waayo dadaalkeyga badanaa waxaan Ku bixiyaa

 farxadaada iyo lahadalkaaga Qiimaha" Leh' 


Waan kugu fanaa waayo badan 

maxaa yeelay majiro maqaamkaaga

 Ruux ii buuxin kara naftana adiga Mooyee

 Ruux kale uma Hadiyeen 


Adigaa i deeqay oo Daweeyay maankeyga

 Hortaa maan arag naxriis ka baaxad weyn Hadalkaaga

 markaan ku arkuu Qalbiga II Daga oo naxariis baan darema

Maskaxdayda adaa ka guuxaya hadan seexdana Riyooyinkaygu waa adiga un🥺❤️

Waxaad iga dhigtay  qof qaatay  go ankisa ugu wanagsana 

 nolasha markad igula rafiiqday dunida


Jacaylkaagu Hadii uu waraaq ahaan laha wan jeex jeexi lahaa,

 hadii uu quraarad ahaan lahaa wan jabin laha,

 hadii uu gidaar ahaan lahaa wan dumin lahaa, laakin wa qalbigaygii" ..............💔👸


📩Sidii biyo xareed ahoo

📩Dhul banaan ah jiifoo

📩Baalkuna cagaaran yahay

📩Caleemuhu babanayaan

📩Ooo indhihii mar booqdaa

📩Ay ka baahi beelaan

📩Ayey bilic wanaagaadu

📩Bidhaantaadu leedahay

📩Aan kuu bayaanshee

📩Barashadeenii hore

📩Ilaa bariga maantana

📩Nafta sii basaastoo

📩Mana baahi beeshee

📩Ma bogsiin kareysaa

📩 boqoradii naftaydaay?





  

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post