kaliya ka fikirida iyaga ayaa kugu riixaya inaad la dagaallanto dhibaatooyinka 💛✨💪🏻
Ha ogolaan in ay guuldaradu in ay ku dumiso,
Ha ogolaan in ay guuldaradu in ay ku dumiso,
ha u ogolaan in ereyada dadku ay burburiyaan riyadaada, marmar waxa aad la kulmi doontaa duruufo adag, laakiin ha joojin ee adkayso.
noqo mulkiilaha yoolka iyo rajada,
isku day inaad ku raaxaysato oo aad isku daydo, natiijaduna waa ay kaa yaabin.
Ha sugin in niyaddaadu u hagaagto si aad u shaqayso oo aad u gaadho,
ushaqayso oo aad fuliso,
niyadaaduna way hagaagaysaa! 👌📚
Riyaadu maaha waxa aad hurdada ku aragto, ee riyaadu waa waxa kuu diidaya inaad seexato 👏🏼💛💫
#Riyada ma rumowdo marka aad huruddo✊Laba midba weligaa
haka fekerin hana ka murugoon, tagtada iyo timadada, maxaa yeelay midna wey tagtay oo soo laabasho maleh midna sey noqon ma ogid. Mar waliba ku dadaal in aad ku noolaato xuduuda macalinkaaga oo xitaa berri aadan kafakerin,
weligaana ha rajo dhigin."
Nolosha waad hagi kartaa,
Nolosha waad hagi kartaa,
Nolosha waad hanan kartaa ,
Nolosha waad huri kartaa ,
halyay baad noqon kartaa ,
hubaal waad gaari
waxaad hiigsi u laheyd!!
Hadaad ku dadaasho uun ,
Hadaad ku haraada uun ,
Hadaad ku harbeesha uun,
Hadaad u hayaanta uun,
Hadaad ku hawaawido uun ,
Hadaad ku halowdo uun,
Hamiga kugu weyn dartii ,
Hubaal waad gaadheysaa ,
waxaad hiigsi u laheyd....
Hadaad ku dadaasho uun ,
Hadaad ku haraada uun ,
Hadaad ku harbeesha uun,
Hadaad u hayaanta uun,
Hadaad ku hawaawido uun ,
Hadaad ku halowdo uun,
Hamiga kugu weyn dartii ,
Hubaal waad gaadheysaa ,
waxaad hiigsi u laheyd....
What is friendship? What are the characteristics of a friend of God? What are the characteristics of friendship among Muslims? Can a Muslim be a friend of a non-Muslim?
What are the obligations of friends to each other?
Compassion, friendship, attention, kind words, and heart
Pure ones are the true beauty of every human being
Nothing is easier than hate, but love requires a great soul
It is enough for you in this life to be kind.
Compassion in itself is strength.
Beauty without mercy is nothing.
* Live the way you want, don't listen to those who can't stand it, don't hide the truth of your feelings from those you love, and don't lose it.
If you don't have that, the answer is no. Follow me and I will give it to you.
Friendship is a relationship between two or more people
characterized by a positive and positive attitude toward "the other," characterized by affection and trust.
Friendly people enjoy spending time together. They help each other in
their hour of need. People have argued that friendship is also the dominant theme
In politics, so far political alliances and parties are based on friendship.
Finding a friend is a joy. Friendship is the opposite of enmity. The Qur'an
talks about both philanthropy and friendship.
The verse about friendship.
يَا أَيُّهَا الَّذِينَ امَنُوا إِنَّ مِنْ اَزْوَاجِكُمْ وَاْلَادِِكُمْ عَدوِّ لَّكُمْ فَاحْذَرُوهُمْ ۚ وَإِْتْوُوا وتَصْفَحُوا وَتَغْفِروا فَإِنحَّمُ اللورٌ رَّّ 4
.
O you who believe in the truth, your wives and children are among your enemies, so beware, but if you forgive yourselves, God is forgiving, merciful.
Also Talking About Friendship.
The evacuees at that time have an enemy to one another, except for the pious (67).
يَا وَيْلَتَىٰ لَيْتَنِي لَمْ أَتَّخِذْ فُلَانًا خَلِيلًا ﴿28﴾
وَلَا يَسْأَلُ حَمِيمٌ حَمِيمًا ﴿10﴾
يَوْمَ يَفِرُّ الْمَرْءُ مِنْ أَخِيهِ ﴿34﴾
وَأُمِّهِ
وَأَبِيهِ ﴿35﴾ وَصَاحِبَتِهِ وَبَنِيهِ ﴿36﴾
O people of Adam, don't let satan disparage you as he brought out the two parents from heaven, stripping them of their clothes to show them their evil.
يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا إِنَّ مِنْ أَزْوَاجِكُمْ وَأَوْلَادِكُمْ عَدُوًّا لَّكُمْ فَاحْذَرُوهُمْ ۚ وَإِن تَعْفُوا وَتَصْفَحُوا وَتَغْفِرُوا فَإِنَّ اللَّهَ غَفُورٌ رَّحِيمٌ (14)
يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا إِنَّ مِنْ أَزْوَاجِكُمْ وَأَوْلَادِكُمْ عَدُوًّا لَّكُمْ فَاحْذَرُوهُمْ ۚ وَإِن تَعْفُوا وَتَصْفَحُوا وَتَغْفِرُوا فَإِنَّ اللَّهَ غَفُورٌ رَّحِيمٌ (14)
تَسْتَوِي الْحَسَنَةُ وَلَا السَّيِّئَةُ ۚ ادْفَعْ بِالَّتِي هِيَ أَحْسَنُ فَإِذَا الَّذِي بَيْنَكَ وَبَيْنَهُ عَدَاوَةٌ كَأَنَّهُ وَلِيٌّ حَمِيمٌ﴾
[ فصلت: 34]
لَّا خَيْرَ فِى كَثِيرٍۢ مِّن نَّجْوَىٰهُمْ إِلَّا مَنْ أَمَرَ بِصَدَقَةٍ أَوْ مَعْرُوفٍ أَوْ إِصْلَٰحٍ بَيْنَ ٱلنَّاسِ ۚ وَمَن يَفْعَلْ ذَٰلِكَ ٱبْتِغَآءَ مَرْضَاتِ ٱللَّهِ فَسَوْفَ نُؤْتِيهِ أَجْرًا عَظِيمًا(114).
عَسَى ٱللَّهُ أَن يَجْعَلَ بَيْنَكُمْ وَبَيْنَ ٱلَّذِينَ عَادَيْتُم مِّنْهُم مَّوَدَّةً ۚ وَٱللَّهُ قَدِيرٌ ۚ وَٱللَّهُ غَفُورٌ رَّحِيمٌ
[ فصلت: 34]
لَّا خَيْرَ فِى كَثِيرٍۢ مِّن نَّجْوَىٰهُمْ إِلَّا مَنْ أَمَرَ بِصَدَقَةٍ أَوْ مَعْرُوفٍ أَوْ إِصْلَٰحٍ بَيْنَ ٱلنَّاسِ ۚ وَمَن يَفْعَلْ ذَٰلِكَ ٱبْتِغَآءَ مَرْضَاتِ ٱللَّهِ فَسَوْفَ نُؤْتِيهِ أَجْرًا عَظِيمًا(114).
عَسَى ٱللَّهُ أَن يَجْعَلَ بَيْنَكُمْ وَبَيْنَ ٱلَّذِينَ عَادَيْتُم مِّنْهُم مَّوَدَّةً ۚ وَٱللَّهُ قَدِيرٌ ۚ وَٱللَّهُ غَفُورٌ رَّحِيمٌ