Amaan macaan badan

 


❤mcn cishadan dareemo

❤inad yara cajisayso
 
❤gobaha lagu soo caweyo
 
❤Anaa cudka ku garaaci

 ❤carurnimadi sideda

❤ana hadba kula ciyaari
 
❤waxad calmateed jeclaato
 
❤ana cidhifkaaga keeni
 
❤ana ku cajabine kowdhe
 
❤si garan ku cizaysan
 
❤cirkaad gadhiye u fiirso
 
❤dushadan calan ka taagi


Part two amaan yar


Quruxda rabigaa ku siiyey

Qalbigaaga wacan ee wanaagsan

Dadnimadiyo qiimahaaga

Qofnaba kuma gaadhayoo

Adaa qalanjooy u wacan

Hablaha qaaradaha aduunka ✨🖤🌺🥰🫂

🥀
🖇️🌺 ✨👸🏻

Fᴀʀᴀ Bᴀᴅᴀɴ Hᴀʙᴇᴇɴᴋᴜʏᴇ

Mᴀʀᴋɪɪ Aᴀɴ U Fɪɪʀsᴀᴅo

Mᴀʀᴡᴏ Sʜᴀʀᴀғ ᴋᴜ ᴅʜᴀʟᴀᴛɪʏᴏ

Gᴏʙ Bᴀᴀ Tᴀʜᴀʏ

Fɪᴄɪʟka ɪʏᴏ Dᴀᴅɴɪᴍᴀᴅᴀ

Dᴀᴅᴋᴀad Fᴀʀᴀxad Kᴜ Bᴇᴇʀᴛᴏ

Kᴜɴᴀ Fᴀᴀɴɪɴ Mᴀᴀʏᴇ

Iɴᴛᴀ ғɪʀᴀᴛᴀ Qᴇʏʀᴋᴀᴀ

Tᴀɴ U Fɪɪᴄᴀɴ Bᴀᴀ Tᴀʜᴀʏ  ✨🧕🏻



    Midaan muda raadiyee

   Nasiibku igu beegaYeey

   Nalkaa i daarmaye
 
   Rajada ii nuurisaay

   Qalbigad  nadar ii gale
 
   Naxariis ii muujisay

   Midaan noloshayda iyo
 
   Naftayda ku aaminaay

   Adunbaan kugu nastee

Niyada kaligaa lahow mcn 💋💖🙈



"  Jacaylka wadaan lahaa ❤
   
    Is weheshada baan lahaa 💔
  
   Gabadha wanaaaji baan lahaa ❣👸🏻
   
   Wadnaha ku Qabaan lahaa 🌹🫀
   
   Weynaha baryabaan lahaa  🌸 🤲
   
   Laabta gali baan lahaa  🥺🫂
   
   Ka weeci dhibtaan lahaa 💯😰
  
  Wax yeelo la nac baan lahaa  🌺 🖤
   
  Weecatayee maxan yeelaa  💔😥


Ilays shumac baxaayiyo,
 Iftiinkii nalkaa tahay,

 Ubax soo dilaacoo,
 Aroor joogo baa tahay,

 Neecow udgoon iyo,
 Saxansaxo ayaa tahay,

 Afar iyo tobnaad iyo,
 Dayax ololayaa tahay,

 Garaad aaqil sare iyo,
 Dhal ugaas ayaa tahay,

 Boqortooyo aadmiga,
 Kuwiin edeb lahaa tahay,

 Riyadii an sugayaay,
 Intee baad ku sugan tahay!


Simaneey jacaylkeenu,

Waa sida daruuraha,

Soo da'ay barwaaqada,

Saxansaxo udgoon buu,

Sidi roob ku arartaayoo,

Caashaq lala simaan jirin,

Suugadiisu waa farax,

Iyo socod wadaagoo,

Waxaan sahal u eegaa,

Dhankaad iiga sugan tahay,

Markaasaan sirteenii,

Siiyaa kalsoonida,

Oo hadana sidaydii,

Siman adiga mooyee,

Waxaan horay u soo maray,

Saban-saban kolay tahay,
❤️❤️❤️



Insha allah qayb klena waanu so kordhin donaa hanaga caajisina  shpyaal 
Waan arkaa codsiyadu wy iska  soo dabo dhac dhacayaan


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post