Maahmaahyo kusaabsan hadalka oo aad u macno badan si fiicana looga fiirsaday waana maahmaahyo aad u qiimo badan
▪︎Hadal waa Dan iyo Daal.
▪︎Hadal waa murti iyo yoon-yoon.
▪︎Hadal waa murti iyo macano
▪︎Hadal Af dhaafay Afaaf dhaaf.
▪︎Hadal badan Hilmaan buu leeyahay.
▪︎Hadal ama Heeh ama Haah weeye.
▪︎Hadal badan dan baa dhaanta.
▪︎Hadal badan Hilmaam buu leeyahay.
▪︎Hadal caruureed iyo haraati baarqab
▪︎Hadal Haamo ma buuxsho.
▪︎Hadal waa Murti iyo Macno la’aan!
▪︎Hadal waa Dhe ama Dhageyso.
▪︎Hadal waa kii gaaban ee go’aan leh.
▪︎Hadal iyo Hilbaba kala Qalan.
▪︎Hadal lama wadaago ee caanaa la wadaagaa.
▪︎Hadal aadan fileyn iyo Falaadh waa ku aamusiyaan.
▪︎Hadal aan maahmaah laheyn waa Hilib aan mindi lahayn.
▪︎Hadal been ah dheg been ah baa lagu dhegeystaa.
▪︎Hadal garawshiyo ayaa lagaga dhergaa, Hilibna Biyo!
▪︎Hadal Nin si u yidhi Ninna si u qaaday.
▪︎Hadal intuu Uurkaaga ku jiro buu ammaan kuu yahay.
▪︎Hadal Run baa lagu cadeeyaa ilkana caday.
▪︎Hadal markhaati leh iyo Hilib mindi leh midna laguma margado.
▪︎Hadal nin badiyey ma wada odhan, Nin yareeyayana kama wada tegin.
▪︎Hadal ninkii dhahay miyaa dhaamasy, Mase Ninkii dhabjiyay.
▪︎Hadal sokeeyey iyo Hilib Idaadba waa la qaboojiyaa.
▪︎Hadal waa Mergi, Hadaba dhankii loo jiiduu u Jiidmaa.
▪︎Hadal garawshiyo ayaa lagaga dhergaa, Hilibna Biyo.
▪︎Hadal haamo lagama buuxsho👈
This proverb's meaning
Talk is fun and tired.
▪︎Speech is talk and talk.
▪︎Speech is eloquent and sweet
▪︎Speech of the past.
▪︎Hilman has many words.
▪︎Speak or Heh or Haah.
▪︎ More talk is better.
▪︎ Hilmam has many words.
▪︎Childish talk and sarcasm
▪︎Hadal Haamo is not full.
▪︎Speech is nonsense and nonsense!
▪︎Speaking is Hearing or Listening.
▪︎Speech is the short and decisive one.
▪︎ Distinction between speech and language.
▪︎ Talk is not shared but milk is shared.
▪︎A speech you don't expect and an arrow silences you.
▪︎A word without a proverb is meat without a knife.
▪︎A false speech is heard by a false ear.
▪︎Satisfying words of knowledge, meat and water!
▪︎Speak as a man said and as a man took it.
▪︎Speaking while you are pregnant is safe for you.
▪︎True speech is clarified by brushing your teeth.
▪︎There is no witness to a word of witness or flesh with a knife.
▪︎A man who has a lot of words has not said them all, and a man who has few words has not left them all.
▪︎The speech of the man who says it is not finished, but the man who makes it come true.
▪︎Civil speech and meat are frozen.
▪︎Hadal is Mergi.
▪︎Satisfying with words of knowledge, and meat with water.
▪︎The tank is not filled with talk👈
Waaaaaaaw
ReplyDelete